Welcome to Ministry of Information Culture and Tourism

Agaasimaha Guud oo maanta tababar u furay 30 Wariye

29 Sep

Agaasimaha Guud oo maanta tababar u furay 30 Wariye

Agaasimaha Guud Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Galmudug (DG MOI Galmudug)

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Galmudug ayaa maanta waxa uu magaalada Dhusamerb ka furay tababar ay qaadanaayeen 30 wariye oo ka tirsan wariyeyaasha ka howl gala deegaanada Galmudug kaas oo ku saabsanaa “Aqoon-is-weydaarsiga kobcinta awoodda ee warbixinta doorashada iyo taageeridda qoondada haweenka ee 30%. kaas oo ay si wada jir ah usoo agaasimeen UNSomalia iyo Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed.

 

The Director General of the Ministry of Information, Culture and Tourism of the Galmudug State today opened a training session for 30 journalists working in Galmudug.

In partnership with the @UNSomalia the Federation of Somali Journalists (FESOJ) has conducted three-day capacity building workshop on election reporting and supporting the 30% women quota in #Dhusamareb city, Galmudug State.