Welcome to Ministry of Information Culture and Tourism

Agaasimaha Guud oo maanta tababar u furay 25 Wariye

23 Aug

Agaasimaha Guud oo maanta tababar u furay 25 Wariye

Agaasimaha Guud Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska (DG MOI Galmudug)

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Galmudug ayaa maanta waxa uu magaalada Dhusamerb ka furay tababar ay qaadanaayeen 25 wariye oo ka tirsan wariyeyaasha ka howl gala deegaanada Galmudug kaas oo ku saabsanaa “GAPS ON GENDER DECLARATION” kaas oo ay si wada jir ah usoo agaasimeen Ururka Suxufiyiinta Gabdhaha Soomaaliyeed iyo Hay’ada IMS-FOJO.